Fadeexad soo wajahday Garsoore uu Trump u magacaabay Maxkamada sare

Qareenada haweeney isku day kufsi ku eedeyneysa Brett Kavanaugh, oo ah garsoore uu madaxweyne Trump u magacaabay maxkamadda sare, ayaa sheegay inay dooneyso in FBI-da Mareykanka ay arrintan baarto, ka hor inta aysan hortagin Senatka Mareykanka. Kavanaugh ayaa beeniyey eedeymaha loo soo jeediyey, wuxuuna ka hadli doonaa marka uu hortago guddiga caddaaladda senate-ka, Isniinta soo … Continue reading Fadeexad soo wajahday Garsoore uu Trump u magacaabay Maxkamada sare